0 BUSINESS, FINANCE Shirkada SHS Ee Basaska Eeraboorka oo Lacago Dheeraad ah Ku soo Rogtay Shacabka Muqdisho Shirkad lagu magacaabo Sahal Hospitality Services oo dhowaan bilowday in Basas uga qaado agagaarka Isgoyska KM4 dadka ka dhoofaya Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada…