0 BUSINESS Soomaaliya hoteela Uma baahna warshado ayey u baahan tahay Dalkeenu malaha warshado wax soosaar sida, in la warshadeeyo qudaarteena oo laga dhigo habka casriga ah ay dunidu u isticmaasho. Sida yaanyada, canbaha, muuska iwm….