0 FINANCE MIISAANIYADDA 2019-KA IYO SIDA AY XUKUUMADDA U QOONDHEYSAY Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Miisaaniyadda Dowladdu ku shaqeyn doonto sannad maaliyadeedka ka bilaabmaya 1-da Janaayo 2019-ka, kuna dhammaada 31 December, 2019-ka. Waxa uu Xeerka…