Muqdisho 15 Oktoobar: Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa magaalada Bali ee wadanka Indonesia uga qeyb galaya shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka (World Bank) iyo Hay’adda Lacagta ee Caalamka (IMF).
comments (0)